Sheeko Gaaban: Safarkii Kululaa.
Waxa ay ahayd maarso. Waxa aan ku waabariisannay xidhxidhis alaab. Maxamed dugsigiisu waa fasax. Sidaa darteed wuxuu go'aansaday in uu noo raaco aniga iyo aabbihii, booqashada aannu ugu soconno ayeydii oo xanuun daran laga soo sheegay.
Waa subax hore, laakiin cadceeddu aadbey u kulushahay.
Aniga iyo Maxamed waxa aannu sii xidhxidhnay alaabtii, intii aabbihiina uu ku maqnaa soo kireynta baabuur.
Waxaa isa soo taagay baabuurkii, isla markiiba waxa aan ku daabulnay alaabtii. Baabuurku durbaba waa uu buuxaa, oo hore ayaa raashin iyo alaab kale loogu soo raseeyay.
Maxamed ayaa guriga ku noqday, si uu u hubiyo in wax laga soo tegay iyo in kale. Wax yar markuu naga maqnaa, waxa aan maqlay sanqadha guriga kasoo yeedhay. Haddii aan jalleecay, waa Maxamed oo jiidanaya shandad weyn.
"Halkee ayaad rabtaa in aad dhigto?" Ayaa aan weydiiyey Maxamed.
"Ma garanayo, shandadani waa tii ay dharkeyga oo dhan ku jireen, kamana tegikaro. Weliba taadina wey hadhay. Ka warran haddeynu saarno foogiya-bagaaraha?"
"Oo inankaas kirishboyga ah, ee foogiyabagaaraha saaran, xagguu fadhiisanayaa?"
Maxamed baa eegay baabuurka guudkiisa oo yidhi, "Shidhka ha soo galo."
"Oo markaas hooyadaa xaggay fadhiisanneysaa, bilaa caqliyow?"
Wajigiisa ayaa aan eegay wuxuu isku dayayey in uu xal keeno. "Fikir baan haya," Ayuu yidhi. Wuxuu labadii shandadood u dhiibay kirishboygii. Wuxuuna ku yidhi "Labada shandadood foogiya'bagaaraha ku xidhxidh, adiguna soo dag." Wuxuu kirishboygii fadhiisiyey kursiga ugu shisheeya, isna wuxuu fadhiistay kursiga dhexe ee inanta rakaabka ka midda ku xiga. "Arag meel dhanbaa bannaan. Halkan fadhiiso hooyo." Waan isku dayey in aan inankeyga dhiniciisa fadhiisto. Waa igu filnaa kursigu, laakiin albaabkii ayaa xidhmi waayay. Ogow oo, anigu gabadh aad u buuran ma ahi. Dhererkeygu waa 170cm culeykeyguna waa 60kg.
"Aniga ma aha qofka gaadhiga oo dhan qabsaday, ee gaadhiga ayaan shanteenna ina wada deeqayn. Shandadda ha laga tago, dhar waxa aad ka iibsan doontaa magaalada aynnu u soconnee," ayaan Maxamed ku idhi.
"Ma dhici karto." Marku intaas yidhi, ayaa aan baabuurka ka degay, oo aan daaqadda baabuurka istaagay.
"Go'aan gaadh Maxamed, waa kuleyl halkani oo ma taagnaan karnee."
"Haye!" intuu yidhi ayuu i soo eegay. "Haye, dhabtayda ku soo fadhiiso."
"Maxamed, waa safar shan saacadood ah meesha aan u soconnaa." Ayuu aabihi la soo booday.
"Waan ogahay, laakiin hooyo aad uma cusla. Maxaad ka leedahay arrinkaas, hooyo? Ma dhib baad u aragta haddaad dhabteyda ku fadhiisato?"
"Haye, waan ku fadhiisan dhabtaada. Laakiin haddii aad daasho ogow baabuurku uma istaagi doono in aad nasato." Ayaan ugu hanjabay.
Ninkeyga xaggiisa ayaa aan eegay. Wuu igu raacay. "Haye, aan biyo isku soo shubo ee in yar i suga, alaabtii aan xidhxidhayay ayaa aan ku dhididday."
Qubeyskeygu waqti dheer igu muu qaadan. Mar haddii aan inankeyga dhabtiisa shan saacadood ku fadhinayo, waxa aan rabaa in aan gashto dhar raaxo leh, oo aanu dhibsan. Daladdu naqaska ayay ku dhejineysa, sidoo kale waa kuleyl oo la ma qaadan karo. Waxaan baadhbaadhay dharkeygii, waxa aan helay dirac khafiifa oo gacmihiisuna waaweyn yihiin. Markii aan gashtay, ayaa aan arkey kiishaligeyga oo muuqda, maxaa yeeley kiishaliga midabkiisa ayaa caddaa. Diriciiban iska saaray, kiishaligiina waan raaciyey. Diricii oo keliya ayaa aan dib u gashtay, oo aan muraayad isku eegay. Runtii umaba baahni kiishali, xataa labo iyo soddon jirkeyga weli naasahaygu waa taagan yihiin. Shalmad uunban huwan. Nigis yar oo khafiifana waa aan gashan, ayaan isku qanciyey. Anigoo weli muraayaddii hortaagan ayaa aan nafteyda ku idhi, hooyo wiil afar iyo toban jira dhashay, uma eeki. Waa aan ogahay ninkeygu weli in uu jecel yahay sida aan u eekahay. Anigoo weli muraayaddii isku daawanaya ayaa waxa aan maqlay hoonka gaadhiga.
Waxa aan orday jaranjaradii, albaabadii oo dhanna dusha ayaa aan ka qufuley, furihiina gabadh jaarka ahayd, oo aan hore ugala balammay in ay guriga ii sii ilaaliso inta aan maqanahay, ayaa aan ku tuuray. Inankeygii wuxuu sii fadhiistay kursiga. Dhabtiisan ku booday cagaheygiina dacsadda ayaa aan saaray. Markii baabuurku dhaqaqayba intii aan la gaadhin istabta ayuu Maxamed culey dareemay, dareen keliya ma aha ee wuu cawday.
Shidhka danbe ee baabuurka waxaa saaran islaan iyo inanteeda, aniga iyo wiilkeyga oo is dulsaaran iyo kirishboyga, shantayadaas qof. Shidhka horrena, darawalka iyo ninkeyga oo ay sheekadu iskugu baxayso qaadkana wadaagaya. Waxa aan eegay ninkeyga oo shandad yar oo kuwa gacanta lagu qaato, ee samsanneyt la yidhaahdo, igaga gudban tahay.
"Miyaadan i arkeyn?" Ayaan ayaan weydiiyey, aniga oo dhoolla caddeynaya.
"Madaxaaga oo keliya ayaa aan arkaa, qaali. Wax walba soo caadi ma aha?" Ayuu iigu jawaabay.
"U maleynmaayo in Maxamed i qaadi karo illaa istabta."
"Maxaan yeelnaa markaas?"
Intii aanan anigu jawaabinba, ayuu la soo booday kirishboygii, "Anigu dhabta ma kugu qabtaa?"
"Sidee u aragtaa arrintaas?" Waxa i weydiiyey ninkeyga.
Runtii aniga waxa aan u arkayay hadalka kirishboyga kaftan. Laakiin markii ninkeygu i weydiiyey sida aan u arko, waxa aan u sheegay in aanan dhib u arkin. Baabuurkii oo weli socda ayaan ku wareegay dhabta kirishboyga.
Wuxuu xidhan yahay surwaal khafiifa oo nooca isboortigaa iyo garan gacmo gaaba.
Waxa aan eegay hoos, mise bowdyahaygii ayaa muuqda, oo diriciiba igu dhagay. Aadban ugu niyad sammahay in aan diracan khafiifka soo xidhay. Waxa aad mooddaa in jidhkeyga iyo jidhka kirishboygu aanay wax maro ah u dhexayn.
"Ma culeysbaad dareemeysa?" Ayaan weydiiyey kirishboygii.
"May, runtii aad uma cuslid."
Markii uu gaadhigu cagta saaray waddada, ee uu ka dhex baxay magaalada, ayaa uu xawaarihii kordhiyey darawalku. Waxaa si kadis ah hortiisa uga soo mudh yidhi, god. Wuxuu isku dayay in uu ka leexdo, balse waxaa haadka kale ee waddada ka soo socda gaadhi dhanka magaalada u jeeda. Waxa uu gaadhigii ku sii daayey godkii. Sidii qof furaash isku tuuray oo kale, ayaa inta aan sare u boodey oo aan madaxa ku dhufsan gaadhay saqafka sare ee gaadhiga, kusoo noqday meeshii aan ka kacay.
"Salaamaad... Salaamaad... Waar aayar naga wad gaadhiga, hanna halligine." Islaantii baaburka nala saarneyd ayaa ku canaannatay darawalka.
Isla markiiba waxa aan dareemay wax adag. Dabadaan yara dhaqdhaqaajiyey, laakiin weli waa sidiisi. Sidoo kale waxaan kirishboygii ka dareemay aamusnaan saa'ida. Halkan wax adag ma oollin intii aanu gaadhigu godka ku dhicin, ayaa aan hoosta ka idhi. Kadib waa aan gartay waxa ay yihiin, kirishboygii wuu kacsaday. Ismaan lahayn sidaa dhakhsaha ah ayuu ku kacsanaya. Weli wuu sii kacaya. Alla bisinka, ayaa aan hoosta ka idhi. Intee in leeg buu sii kici doonaa? Waxa aan ka yaabanahay wuxuu ku fikirayo! Ma wuxuu u malaynayaa waxa adag ee badhida dhexdeeda isku soo maqiiqaya in aanan dareemayn? Waxa aan hoos u eegay diricaygii, wuu iga sii feydmayaa. Waxa aanba qarka u saaranahay in la arko bowd yahayga. Kirishboyga labadiisa gacmood kor ayuu u hayaa, sida qof dab kulaalaya. Waxa aan ka fekeraya in uu arkayo diricayga iga sii feydmaya. Waxa aan dareemay in aan kaba helayo diricaygan iga sii feydmaya. Waan ba la dhacsanahay in aan ogaaday in uu kirishboygii ii kacsaday.
Keliya hal saac uun baan waddada ku soo jirnay, waxaa hadhay afar saacadood oo kale.
Waa aan ogaa in aanu ninkeygu arki karin diricayga sii feydmaya, illaa uu kor u kaco. Oo waxaa ku gudban shandadda samsaneyt ka ah. Waxa kale oo aan arkaa Maxamed oo u guuray daaqadda ugu shisheysa, isla markaasna ku dhaygagsan daawashada buuraha iyo dhirta. Maxamed waxaa ka sokeeya inan iyo hooyadeed. Islaantu waa da' oo waa ay gama'day durba.
Kirishboygii sare ayuu isu yara qaaday, kadibna guskiisa ayaa gadaal iga soo riixay. Wanaagsanaan lahayda iyada oo aan wax maro ah noo dhexeyn.
"Markii baabuurku godka ku dhacay, ee aan kugu soo dhacay, waxa aan islahaa wuu jabi doonaa. Laakiin waxa aad tahay nin adag, naagtii ku heshaa nasiib leh."
"Mahadsanid marwo, ma cidhiidhi baad dareemeysaa?"
"May, waxa aan dareemaya nafis. Gacmahaagan aad kor u hayso miyaadan ku daalin?"
"Haa, in yar."
"Halkan saar, oo ku nasi." Ayaa aan idhi, anigoo gacmihiisa saaraya bowdyahayga. "Sidani soo kama fiicna, sidii hore?" Ayaan weydiiyey.
"Haa, aad iyo aad."
Wuxuu billaabay gacantiisa midig in uu si naxariis leh ugu salaaxo bowdadeyda midig. Tiisa bidixna marmar ayuu ku cantuugaya bowdada bidix. Laakiin tan bidix dhaqdhaqaaqeedu ma badna, oo waxa ay xigtaa dhinaca rakaabka kale. Gacanta midig waxa ay u soo siqaysaa sare. Waxa aan kala fogeeyey labadeyda lugood. Isna canbarka dushiisa ayuu gacantiisa u dulmarinaya sida qof goobo qoraya oo kale. Miirku wuxuu iga tagay markii uu labadiisa farood ee dhexe ku gujiyey meel ku beegan canbarka afkiisa. Kirishboygu gacan macaana? Soo anigan afka kala taagaya sida inan yar oo bikro ah. Dhuunteyduna maxaa ay u qallashay, waxaaba igu dirqi ah liqidda candhuufta. Canbarkeyga qoyaankan badan ee aan ka dareemayaana waa maxay?
"LA ILAHA ILLA-LLAH, MUHAMMADUN RASULU-LLAH." Waxaa ku qaylisay islaantii, oo ku soo toostay baabuurka oo god kale ku dhacay.
Si degdeg ah ayaa aan iskaga hoos saaray gacantii kirishboyga, diriciina waa aan toosistay, anigoo iska dhigaya sida qof uu marada ka feyday ruxitaanka baabuurku. Godkani muu abuurin dareen macaan sida godkii hore oo kale. Wuxuu burburiyey dareen macaan, oo wuxuu nagu kiciyay habartii huruday. Waxa aan hoosta kaga canaantay cajuusadan cimrigan ayayba joogtaaye, maxa ay ka safraysaa? Maxa ay sarriirteeda ugu sugi weyday malaggeeda?
Aniga oo weli wada canaantii hoose, marmarna indhaha ku gubaya ayaa la gaadhay tuuladii laga qadayn lahaa.
Anigoo qadeynaya ayaa waxa aan arkey kirishboygii oo meel albaabka ku beegan maraya. Waa baaq, ee ka daba kac, ayaa aan is tusay. Waxa aan ku marmarsiiyooday in aan dhanka suuliga aadayo. Waan daba galay, wuxuu u socda dhanka labo qol oo yaryar oo jiingada. Waxa aan ku daray xawaaraha socodkeyga, si aan waqtiga yar ee aan haysanno uga fa'iideysanno. Anigoo maqiiqan, ayaa aan xuf ku dhaafay wax aan u maleeyey dad. Dib ayaan u jalleecay, nasiib xumo waa islaantii iyo inanteedii oo ku weyseysanaya meel ku soo jeeda suuligii uu sii galayey kirishboygu. Markii ay ii caddaatay in ay i arkeen ayaan weydiiyey, suuliga dumarku waa halkee? Markii ay ii tilmaameen, anigoo afka uga mahadnaqaya hoostana ka habaaraya ayaan galay suuligii.
Awalba suuliga dan kale kama lahayn'e, waxa aan ka soo khaawisay dalool yar oo albaabka jiingadda ah ee suuligu lahaa. Halkii aan ka sugayay marka ay weyseystaan in ay kici doonaan, waxaabey xidhdheen salaad. Alle idin kama aqbalo. Waxani afartii rakco ka badan’e, maxaa ay tukanayaan? Kuwani qaar tagaya uma eek’e yaanay qado iyo wax walba i seejin. Go'aankii ugu danbeeyey, oo ah in aan ka soo baxo suuliga waxa aan qaatay, markii aan daloolka ka arkay kirishboygii oo dhanka hudheelka dib ugu noqonaya.
Aniga oo qadadeydii ka soo kacay ayuunba awalba leysugayey. Waxa aan si boobsiisa u cunay qadadii. Gaadhigiina fuulnay.
Intii aanu gaadhiguba dhaqaaqin waxa aan dareemay wixii adkaa. Miyaanu damminba! Malaa sidii buu u kacsan yahay? Ayaa aan is weydiiyey. Habartii durba waa ay khuurineysa. Mar waxa aan hoosta ka lee yahay, dhuunta lagu dhufay khuuro xumaa. Marna waxa aan Alle ugu mahadnaqaya in uu naga seexiyey. Waqtiba uma dhaxeyn markii ay dhagihiisa soo gaadhdhay khuurada habarta iyo markii uu naaska midig i xafuujiyey. "Naas aan weli la taaban ayuu u eeg yahay." Ayuu si xashaashaq ah u yidhi. Anigoo dhoolla caddeynaya, ayaa aan shalmadda ku qariyey gacantiisa si aan loo arkin.
Waxa aan rajeeyey in uu gacantiisa canbarka hoos ugu daadajiyo. Marba marka ka danbeysa ee uu laabteyda salaaxo, waxaa igu sii badaneysay doonista ah in uu hoos u dhaadhaco. Waxa aan billaabay in aan gacantiisa dusha ka salaaxo. Waxa aan la dhacay dareen ka ah, ninkeyga oo ii muuqda in nin kale i salaaxayo. Anigoo gacantiisa dusha ka salaaxaya ayaa aan hoos ugu soo dejiyey meel ku beegan canbarka, laakiin maro ka sarrayso. Hadda wuxuu dusha ka salaaxaya canbarka. Markii uu damcay in uu diraca iga feydo ayaan is badhitaaray si uu diraca xagga danbe uga feydo, anna aan nigiska si tartiib iskaga saaro.
Waxa aan soo qabtay gacantiisa midig oo aan dul saaray canbarka oo Allaahu ma la beyg ah. Kirishboyga gacantiisu hadda waxa ay dul saaran tahay canbarkeyga. Ma dhaqdhaqaajinayo gacantiisa. Anna waxa aan rabaa ka badan gacan canbar la dulsaaro. Waxa aan rabaa in uu farahiisa dhaqdhaqaajiyo. Laakiin ismaba dhaqdhaqaajinayo. Malaa wuu cabsanaya?
Waxa aan qabtay gacantiisii markaasan sare iyo hoosba u marmariyey cabarka. Markii aan ogaaday in fartiisa dhexe ay canbarka afkiisa dul taagantahay, ayaa aan canbarka si aayar ah ugu cadaadiyey. Waa aan ku cadaadinaya weli, illaa aan ka hubsaday in fardhexadiisa oo dhan ku jirto canbarka.
"Shaadhkii gacma gaabka ahaa ee barbaraha cascas lahaa shandadda ma ii gelisay?" Dhawaaq sida qof meel fog ka hadlaya, oo codkii ninkeyga leh, ayaa dhagahayga ku soo duulay.
"Haa, wuu ku jiraa. Waan geliyey." Ayaan ugu jawaabay.
Ma garanayo jawaabtaas waxa aan ugala jeeday, waan geliyey! Ma farta kirishboyga ee aan canbarka geliyey mise shaadhka. Laakiin waxa aan hubaa in ninkeygu u qaatay in aan shaadhkiisa shandadda u geliyey.
Kirishboygii wuxuu billaabay in uu fartiisa marna iga saaro, marna i geliyo. Gawsaha ayaa aan is geliyey si aan taaheyga loo maqlin. Waxa aan eegay ninkeyga. Aadbay u fiicnayd in shandadda samsanneytda ah ay ku gudban tahay. Haddii uu arki lahaa kirishboyga oo fartiisu ku jirto canbarka naagtiisa, waa uu na dili lahaa labadayadaba. Si kadis ah ayuu fartiisa oo dhan iiga saaray. Waa aan ka xumaaday. Fartuba in badan iguma jirin. Wuxuu billaabay in uu surwaalkiisa hoos u dhigo. Markiiba waxaa i soo gashay neecaaw qabow. Laakiin markii uu nigiskiisina ku xejiyey, ayuu jawigu si dhakhso ah kuluyl isu beddelay.
"Haddii aad sare u yar kacdo, si aan isu toosiyo, waa aay fiicnaan lahayd."
Waa aan fahmay waxa uu damacsan yahay. Waa aan is badhitaaray. Waxa uu hoos geliyey gacantiisa. Waa aan ogaa waxa uu sameynayo. Waxa aan billaabay in aan si aayar aayar ah hoos isugu dhigo. Waxaa markiiba canbarka taabtay madaxa guskiisa. Marka aan hoos isu dhigaba, guskiisu wuxuu sii kala waaxayaa canbarka. Markii uu dhalfada guskiisa geliyey canbarka, ayuu kirishboygii yidhi, "Marwo, waa aan is toosiyey ee iska fadhiiso."
Markii uu dhowr jeer marna ila kacay marna ila fadhiistay, waxa aan is tusay in aan nasiyo. Waxa aan saaray labadeyda gacmood bowdyihiisa, kadibna waxa aan si aayar ah ugu kacaa fadhiistay guskiisa.
Wuxuu si hoose iigu yidhi, "Labadaada gacmood ku qabso kursiga kaa horreeya."
Sidan ayaaba la qaatay. Hadda labadayaduba waa aan dhaqdhaqaaqi karnaa.
Taaha oo aan isku celin kari waayay iyo sanqadha uu sameynayo isku dhaca jidhkayagu, waxaa uu nagu soo jeediyey inantii islaanta la socotay. In kasta oo islaantu ka sokeyso, haddana waxa ay si cad u aragtaa hawsha meesha ka socota. Ma danbaan ka lee yahay in ay i aragto iyo in kale, soo baabuurka marka aan ka dago iigu danbeyn mayso arageeda, ayaa aan hoosta ka idhi anoo howsheyda iska sii wata.
“La Hawla wa La Quwwata... Ilahow gaadhiga hanagu qallibin...” Inta ay tidhi, ayay sare u kacday oo darawalka kursigiisa gacanta si tiigsimaad ah ula heshay, iyada oo ku qaylineysa "WAAR NAGA ISTAAJI GAADHIGA,YAANU NALA ROGMINE."
Markii darawalku iyada soo eegay, wuxuu baabuurku madaxa la galay baabuur ka horreeyey oo siday qalabka dhismaha. Waxaa ka soo dhex baxday muraayadda hore ee baabuurka bir. Waxa ay soo dhex martay darawalka iyo ninkeyga. Si toosa ayay inantii oo taagan wadnaha uga gashay.
FG: Sheekadan waa male'awaal, ma aha dhacdo dhab ah.
W/q. Cabdixaafid Mowliid
Sheekadan aad baa aan anu uga helay.
ReplyDeletekkkkk tani waa sheko iyo badh
ReplyDeletefadlan shekoyinka nocan ah so badi wa codsi
ReplyDeleteSafarkii kulalaa waa sheeko dhirir ahaan aad u gaaban, se taya ahaan aad u heersarrayso. Waa nuuca uu aqristuhu loolan qoraaga la galayo, oo uu isku dayayo in uu garto halka ay sheekadu u socoto, se mar walbaa qoraagu uu ka leeyahay mayee maadan garan, oo uu meel uusan fileen uga soo baxayo. Waa nuuca ay wadaadadu ka xaasaasiyoodaan, se fan iyo madadaalo ahaanba classic ah.
ReplyDeleteInta sheekada aqrisay waxaan waydiin lahaay, ma adinku jiraa nin maleeyay ama filayay qabka ay sheekadu ku dhamaatay. Aniga haddaan iska hadlo, inta aan sheekada aqrinayay waxaan mar malbaa sawiranayay qaabka ay ku dhamaan karto, se meesha uu qoraagu kala dhacay malyuumaad sano haddii la i dhaho ka feker, maan keeneen taas. Waa meesha uu qoraagu khayaalkayga ku legday.
- Ali Barre
sheekada way dheer tahay
ReplyDeleteWA nawasheen runtii tan sheeko wa dhaaftay pornstory
ReplyDeleteSariir bn ku Hurday 5:00am subaxnimo,wxd modaaaaa in aaan Galay jawigaas,sarıiirta ila Soconeyza ila Hada sheeeko Lama ornkaro👋
ReplyDelete